Share with your friends via email

Toogasho iyo Qaraxyo Askar lagu dilay oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah dowladda Federaalka iyo Shisheeyaha ayaa habeennadii lasoo dhaafay waxay si xiriir weeraro kala duwan uga fulinayeen magaalda caasimadda ah ee Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip