Share with your friends via email

Qaraxyo Gaadiid looga Gubay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda oo ka dhacay Deegaanka Ceelasha.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo aad u xooggan oo markale duleedka magaalada Muqdisho lagula beegsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip