Share with your friends via email

3 Askari Jabuutiyaan ah oo ku dhaawacmay Weerar ka Dhacay degmada Jalalaqsi.

Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro aad u xooggan ku qaaday saldhigyo melleteri oo ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip