Share with your friends via email

Dibad baxyo ka dhan ah Botafaliiqa oo ka socda Wadanka Al Jazaa'ir.

Wadanka Aljazaa'ir ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika waxaa cirka iskusii shareeray dibad baxyada lagu doonayo in cabdi casiis botafaliiqa madaxweynaha dabadhilifka wadankaas looga reebo doorashooyinka madaxtinimo ee dhowaan dhici doona.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip