Share with your friends via email

Ciidamada Maamulka 'Somaliland' oo qabsaday deegaanno Katirsan Sanaag iyo Taliyihii Daraawiishta 'Puntland' oo iscasilay.

Xilli ciidamada maamulka isku magacaabay Somaliland ay iskusii fidinayaan deegaanno dhowr ah oo katirsan gobolka Sanaag ayuu iscasilaad ku dhawaaqay mas'uul katirsanaa maamulka isku sheega Puntland ee kajira gobollada waqooyi Bari Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip