Share with your friends via email

Dowladda Farmaajo Oo ka Carootay Dibad baxyo laga hadal hayo Muqdisho.

Kumanaan katirsan ciidamada sida gaarka u taabacsan Farmaajo iyo Kheyre ayaa saaka lagusoo daadiyay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho xilli lahadal hayo dibad baxyo ballaaran.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip