Share with your friends via email

Sarkaal katirsan Ciidamada Dowladda oo ku dhintay qarax ka dhacay Sh/dhexe.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in weeraro khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Balcad iyo Mahadaay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip