Share with your friends via email

Daawo Sawirda: Sida looga Ciiday Degmada Kuunyo Barroow.

Deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaare ku yaala magaalada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip