Share with your friends via email

Daawo Sawirro: Ciidamada Al Shabaab iyo Shacabka oo Fagaarayaal iskula Ciiday

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay kamid tahay meelaha sida heerka sare ah maanta looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada waxaa isugusoo baxay boqolaal qof oo halkaas ku tukaday salaadda ciidda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip