Share with your friends via email

Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Ciiddul Fidriga.

Degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa ka mid ah magaalooyinka caanka ku ah isku soo baxa ciidaha, waxana lagu yaqaanaa in bulsho badan ay isugu soo baxaan fagaaraha salaadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip