Share with your friends via email

Mareykanka oo qof Shacab ah ku dilay duqeyn ka dhacday deegaan katirsan Shabeelaha Hoose.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay diyaarad aan duuliye laheyn dhowr habeen ka hor ay dad shacab ah ugu geysatay deegaan katirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip