Share with your friends via email

Hoggaamiye Katirsan Xoogaga Islaamiga Suuriya oo dagaal lagu dilay.

Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay qeybo badan oo katirsan waqooyiga iyo bartamaha wadanka Suuriya dagaalladaas oo u dhaxeeya ciidamada Bishaar Al Asad oo taageero ka helaya maleeshiyaad iiraaniyiin ah iyo xoogaga islaamiga sunniga ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip