Share with your friends via email

Taliyaha Ciidamada AFRICOM Oo Booqasho Dhuumasho Ah Ku Yimid magaalada Muqdisho.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaa booqasho aan horey loo sii shaacin ku yimid taliyaha ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ninka lagu magacaabo Thomas Waldhauser.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip