Share with your friends via email

Kenya oo Billowday in ay Gaadiidka Dad Weynaha Ku Qarxiso Gedo iyo Jubbada Hoose iyo Sarkaal ka hadlay [Dhageyso].

Dowladda Kenya ayaa billowday mashruuc ka dhan ah dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada Gedo iyo Jubada Hoose, kaasoo ah iney miinooyin u dhigto wadooyinka si ay khasaare uga soo gaarto.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip