Share with your friends via email

Sawirro: 22 Arday Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdhuba Faraciisa Sh/Hoose.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo sagootin u ahayd arday ka qalin jabisay machadka Qurdhuba faraciisa Sh/Hoose ayaa ka dhacday xarunta machadka oo ku taalla degaanka Kuunyo Barrow.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip