Share with your friends via email

Aqoonyahan Max'med "Waxaa Qarka Loo Saaran Yahay In Gaadiidka Muqdisho Yaalla Dibadda Loo Dhoofiyo Maadaama Wadooyinkii La Xirtay" [Dhageyso].

Aqoonyahan jooga Muqdisho oo la yiraahdo Maxamed Xassan ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ay ka jirto dhibaayo badan oo dhanka isu socodka ah maadaama ciidamada dowladda Federalka ah iyo kuwa shisheeye xirteen wadooyinka intooda badan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip