Share with your friends via email

Haaruun Macruuf Muxuu Kala Jeedaa duqeymaha Been Abuurka ah?! [WARBIXIN].

Waxaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay baraha bulshadu ku xiriirto lagu daabacay warar been abuur ah oo lagu sheegayay in duqaymo dhowr ah ay ka dheceen koonfurta Soomaaliya laguna beegsaday saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip