Share with your friends via email

Deegaanka Daarusalaam oo noqotay goobta ay dadka ugu badan Ee Magaalada Muqdishoay u damaashaad tagaan Maalmaha Ciidda [Sawirro].

Kumannaan ruux oo ka mid ah Dadka ku nool Caasimadda Muqdisho ayaa u Dukasho iyo damaashaad tegey Deegaanka Casriga ah ee Daarusalaam oo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip