Share with your friends via email

Weerar 5 askari ay ku dhinteen oo ka dhacay Gobolka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamo katiranaa maamulka isku magacaabay Hirshabelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip