Share with your friends via email

Saldhigga Ciidamada Jabuuti ee degmada Buula Burde oo Weerar xooggan lakulmay.

Xoogaga Al Shabaab ayaa markale guluf dagaaleed hor leh ku qaaday ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip