Share with your friends via email

Shanta Madaxweyne Ee Soomaaliya oo Kenya iyo Itoobiya ay Ku Shiriyeen Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka furmay shir la isugu geeyay hoggaamiyaasha dabadhilifyada ah ee ka jira qaar katirsan gobollada dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip