Share with your friends via email

SomaliMeMo Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Dhammaan Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakadda SomaliMeMo waxay hambalyada Ciidul Adxaa 1440 u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaana ALLAH ka baryaynaa in uu nabad iyo baraare nagu gaarsiiyo Ciidda kale.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip