Share with your friends via email

Qof haraad iyo gaajo ugu geeriyooday deegaanka Kalajeex oo hoos taga degmadda Caynaba.

Gabadh yar oo sideed jir ah ayaa deegaanka Kalajeex ee degmadda Caynaba hoos timaadda ugu geeriyooday oon iyo gaajo; waxaa kale oo iyaguna qarka u saaran caruur iyo dad waaweyn oo deegaankaasi ku nool.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip