Share with your friends via email

WARBIXIN: Taliska Ciidanka Mareykanka Qaaradda Afrika oo Sheegay in Al Shabaab Ay Soomaaliya iskusii Fidin doonto Sanadda 2018.

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaarada Afrika ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ay wajahayaan xaalad adag.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip