Share with your friends via email

DAAWO: Sheekh Xassaan oo Ku Baaqay in Lagu Jihaado Dadka Hantida Heysta Ee Diida in Ay Ka Qeyb Qaataan Gurmadka Abaaraha.

Xilli abaaro daran iyo macluul ay ku dhufteen wadamada dhaca bariga qaaradda Afrika oo Soomaaliya ay kamid tahay ayay isisoo tarayaan baaqyada ku aaddan in loo gurmado shacabka muslimiinta dhibaataysan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip