Share with your friends via email

Dhageyso: Diiradda Jimcaha iyo Soo Dhaweynta Bisha Ramadaan.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah, waxaana maanta lagu soo qaatay mowduuc qaali ah oo ku saabsan soo dhaweynta Ramadaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip