Share with your friends via email

Tahriibayaal Soomaali iyo Itoobiyaan Ah Oo Ku Le'day Xeebaha Dalka Yemen.

Sida ay ku waramayaan wararka Warbaahinta Al-Furqaan ay heleyso, waxaa xeebaha dalka Yaman lagu daadiyay Tahriibiyaal u dhashey dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo kusii socoday dalka Yaman si ay uga sii gudbaan wadamada Khaliijka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip