Share with your friends via email

Eng.idiris "Kenya Waxay Qarka Usaaran Tahay Burbur Iyo Dagaal Qabiileedyo Dhexdooda Ah" [Dhageyso].

Idiris Xassan Faarax oo ah siyaasi ku dhaqan dalka dibadiisa, maalmahanna u dhuun-daloolay doorashada Kenya ayaa waxa uu sheegay in wadankaas uu qarka u saaran yahay burbur iyo in ay ka qarxaan dagaalo u dhaxeeya taageerayaasha Uhuru iyo Odinga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip