Share with your friends via email

Weerar Dhabba Gal Ah Oo Ciidamada Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen deegaano ku dhow magaalada Garbahaarey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip