Share with your friends via email

Imaaraatka Carabta Oo Afar Sarkaal iyo Diyaarad Ku Waayay Dagaalka Ka Socda Koonfurta Yemen.

Sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Imaaraatka, waxaa saacadihii lasoo dhaafay dalka Yaman ku burburay diyuurad nooca Hellecopter-ka ah oo ay leedahay dowladda Imaaraatka Carabta oo qeyb ka ah isbaheysi ay hogaamineyso Aala-Sucuud

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip