Share with your friends via email

Sh.Abuu Cabdalla "Mujaahidiintu Waa Ka Aargudanayaan Kuwii Shacabka Ku Xasuuqay Deegaanka Sheekh Axmed Yare" Dhageyso.

Isagoo wareysi siinayay idaacadda islaamiga Andalus ee Afka xarakada Al Shabaab ku hadasha ayuu Sheekh Abuu Cabdalla Sheegay in si adag ay uga aargudanayaan dowladda Mareykanka xasuuqii ay dhowaan ka geysatay gobollada Jubbooyinka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip