Share with your friends via email

Xildhibaanno Saxiixay Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Khilaafka u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka ayaa sii xoogeystay xilli dabeyllo kacdoon ah uu wajahayo maamulka Farmaajo kadib khaladaad siyaasadeed oo maalmihii lasoo dhaafay ay dhax maquuranayeen madaxda ugu sarraysa DF-ka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip