Share with your friends via email

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Magaalada B/Weyne.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay xarun maamul oo kutaal magaalada Beled Weyne.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip