Share with your friends via email

Dhageyso: 213 Neef Geel Ah Oo Maxkamad Islaami Ah Ukala Wareejisay Beelo Ku Dagaallamay Gobolka Bay.

Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaan katirsan gobolka Bay ayay diyo ku kala qaateen laba beelood walaala ah oo dad isaga dilay deegaanno katirsan gobolkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip