Share with your friends via email

Taliyihii Ciidanka Xoogga DF-ka Oo iscasilay Kadib Weeraro Askar lagu Laayay oo Al Shabaab Ay Ka Fulisay Soomaaliya.

Kadib weeraro laayaan ah oo ciidamadiisa ku qabsaday Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayuu ugu dambeyn is casilaad ku dhawaaqay taliyihii ugu sarreeyay ciidanka melleteriga dowladda Federaalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip