Share with your friends via email

Akhriso: AMISOM Oo Banadaw Kusoo Rogtay Xerada Xalane Ee Muqdisho.

Taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa ku dhawaaqay in la xiray dhammaan howlihii shaqo ee ka socday Xerada Xalane iyo dhismayaasha ku dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho sababa la xiriira cabsi laga qabo weerar uga yimaad Al Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip