Share with your friends via email

Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Deegaan Ku Dhow Magaalada Kismaayo.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo qaraxyo ay barbar socdeen kuwaasi oo ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip