Share with your friends via email

Ciidamada Ka tirsan Military-ga Kenya Oo Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Mandheera.

Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada military-ga Kenya ayaa dhintay, tiro kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii gaari ay la socdeen uu ku qalibmay wadada isku xirta magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera ee gobolka waqooyi-bari Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip