Share with your friends via email

Shariif Sakiin Oo Ku Cataabay in Haddii Ciidamada AMISOM Soomaaliya Ka Baxaan Ay Ku Burburi doonaan Maamul Goboleedyada.

Hoggaamiyaha maamulka dabadhilifka ee isku magacaabay Koonfur Galbeed ayaa sheegay in haddii ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ka baxaan Soomaaliya loo baqayo sii jiritaanka maamul goboleedyada dalka kajira.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip