Share with your friends via email

Dowladda Uganda Oo Markale Sheegtay in Ciidamadeeda Ku Sugan Soomaaliya Ay Bixitaan Bilaabayaan.

Mas'uul katirsan dowladda Uganda ayaa markale sheegay in ciidamada wadankaasi ee xoogga ku jooga dalka Soomaaliya ay dhowaan bilaabayaan dib ugurasho kadib 10 sanadood oo ay dagaal adag kula jireen Al Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip