Share with your friends via email

Sarkaal katirsan Booliska 'Puntland' Oo Ku Dhintay Qarax ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo.

Mid kamida saraakiisha sarsare ee maamulka isku magacaabay 'Puntland' ayaa lagu dilay qarax lagula beegsaday Waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay sheegeen dadka deegaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip