Share with your friends via email

Warbixin: Boqolaal Qof Kishtaan Kenyaan Ah Oo Sababa Ammaan Ugu Xayiran Magaalada Mandheera.

Wadanka Kenya Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in kumanaan qof oo Nasaara ah ay sababa Ammaan aawgeed ugu xayiranyihiin magaalooyin katirsan gobolka loo yaqaan Waqooyi Bari oo ah gobol Soomaalida xoog looga heysto.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip