Share with your friends via email

Akhriso: Nuxurka Khudbadii Donald Trump Uu Magaalada Qudus Ugu Aqoonsaday Caasimadda Yahuudda.

Madaxweynha Dowladda Mareykanka, Donald Trump ayaa si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada Qudus ay tahay caasimadda Yahuudda ka dib khudbad aad loo wada sugayey oo uu jeediyey habeenkii Xaley ahaa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip