Share with your friends via email

Madaxweynaha Ereteria Oo Socdaal Ku Jooga Wadanka Masar iyo Xiisado Udhaxeeya Dowladaha Geeska Afrika.

Wakaaladda Wararka Sharqal Awsat ee ku dhow xukuumadda Masar iyo Telefeshinka Rasmiga ah ee wadankaas ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi Fataax Alsiisi oo madaxweynaha Ereteria kusoo dhoweynaya magaalada caasimadda ah ee Al Qaahira.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip