Share with your friends via email

Sawirro+Codad: Kulan Dhexmaray Hoggaanka Al Shabaab iyo Beesha Abgaal.

Shir Ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip