Share with your friends via email

Mas'uuliyiin iyo Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Amar Diiddo Sameeyay iyo Warqado Digniin Ah Oo Lagu Daadiyay Addis Ababa.

Jiha wareer dhanka amniga iyo siyaasadda ah ayaa ka taagan wadanka Itoobiya kadib markii ay sii xoogeysteen kacdoonadii shacbiga ee lagu diidanaa Taliska Xabashida ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip