Share with your friends via email

Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada Oo Shir Ka Dhan Ah DF-ka Ku Qabsanaya Magaalada Garoowe.

Ismariwaaga u dhaxeeya Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaa lafilayaa in markale uu cirka iskusii shareero inkastoo Farmaajo uu sheegay in dib uheshiisiin 'Qaran' lagusoo dabaalay khilaafkii jiray.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip