Share with your friends via email

Ciidamada Al Shabaab Oo Gudaha Ugalay Degmada Afgooye.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelin dambe ka qarxeen degmada Afgooye oo dhacda duleedka magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip