Share with your friends via email

Al Shabaab Oo Weerar Madaafiic Ah Ku Qaadday Saldhigga Ciidanka Kenya Ee Kuyaal Deegaanka Ceel-Raam.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Melleteri oo ciidanka Kenya ku sugnaayeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip