Share with your friends via email

Sawirro: Meydadka Shacabka Suuriya Oo Fursad Lagu Aaso lala'yahay iyo Xasuuqa Oo Sii Socda.

Xaalad adag ayaa wali ka taagan mandiqadda ghuudada Bari ee duleedka magaalada dimishiq caasimadda wadanka suuriya halkaas oo maalintii 19-aad lagu gummaadayo shacab muslimiin ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip